VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Axdi mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ubah fahmo
Axdi

Inaan cishqiga aawada
Anficii uga soomanahay
Inanyahay waad ogtahay
X2

Ana abqaalkii kalgacal
Udbaha ha u taagtaan
Lahaaye malaha ambad
Baan ahaa x2

Axdi iyo jacayl kiiba
Nololiba ma ilawday
Maxaan kuugu uur
Samaada x2

Inaan igadh kuu noqdoo
Runtii igu wayn tahayoo
Waliba ifka kuu jeclahay
X2

Abaydin intaan ahaaday
Oohini iga soo dhamaatay
Naftuna aamus diiday
X2

Adiyo jacaylkii kuma
Ilaawine kamana oolin
Wacadkii adaan kugu
Uursamahay x2

Qalbiga udugiisiyeey
Uurkiyo indhahaa ku jecel
Aday kuu ilmaynayaan
X2

Irdhoobay markaan ku
Waayay arladu ila soo
Yaraatay ilmana u adkay
San waayay x2

Axdiyo jacaylkii nololiiba
Ma ilawday wacadkii
Maxan kuugu uursamada
X2

Inaan olol reen kalgacal
Hurdadii awgaa u nacay
Malaha adba waad ogtahay
X2

Ugaamay intaan asqoobay
Abraaray ulashadaadee
Hadana aragaa u baahday
X2

Adiyo jacaylkii kuma
Ilaawine mana oolin
Wacadkii adaan kugu
Uursamahay x2

codkii Ubah fahmo