Heesta Guurka iyo Jacaylka - Lyrics
Guurka ma'aha cashaqa
Qabri lagu gunaanado
Oo kusoo gudho x2
Guurkiyo jacaylkuba
Ka fishaa garoomaha
Hadii geesi uu helo
Guurtiyoo dulqaad
Badan x2
Inaad geesi noqotoo
Ragba guud martaa
Baan usitaa garays
Kee ha uqaadan gees
Kale gafna yaanay kula
Noqon waa guri yaglee-
Lee x2
Wixii gooh baxaayiyo
Gucle orodkii caashaqa
Galab qudha ismaan
Odhan x2
Goortuu khilaaf yari
Soo galo dhexdiinaa
Ku gil gili jacaylkaad
Ku garaada beeshee
X2
Inaad geesi noqotoo
Ragba guud martaa
Baan usitaa garays
Kee ha uqaadan gees
Kale gafna yaanay kula
Noqon waa guri yaglee-
Lee x2
Garan maayo cawana
Gees aan ubaxayee
Guurkiyo jacaylkii x2
Iyamaa gardaranoo
Ku gafaaya kii kalee
Mise labada goorbaa
Midba gaar udhaqataa
X2
Inaad geesi noqotoo
Ragba guud martaa
Baan usitaa garays
Kee ha uqaadan gees
Kale gafna yaanay kula
Noqon waa guri yaglee-
Lee x2
Guurku horumar weye
Ruuxii kagaabshaa
Isagaa gafaayee x2
Adna guuxa badan iyo
Iskadaa guhaad kooo
Wixii kula gud boon uun
Guri gaaga la'ogow x2
Inaad geesi noqotoo
Ragba guud martaa
Baan usitaa garays
Kee ha uqaadan gees
Kale gafna yaanay kula
Noqon waa guri yaglee-
Lee x2