VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Igu laba ahow - Lyrics

Lurka caashaqaagiyo Awgaa ladaabyada Hurdo kama ladaayoo X2 Naftu way oontoo had Ba laba lagdomaa liqi Waayey oontoo hadba Laba lagdoomaa x2 Sida laamo roob helay Oo laydhi haysuu iilul-- Aa kalgacalkuye x2 Inaan laaco meelkale Laabtaydu diiday igu Labo ahow igu labo Ahow x2 Markan yara ladnadaba Ladh baa igu kacaayoo Laqan yada jacaylkaa Aniga ilumiyoo awgaa La liitaa x2 Sida leedh cad ceedeed Quruxdaadu ladanoow Igu beertay lahashee X2 Inaan laaco meelkale Laabtaydu diiday igu Labo ahow igu labo Ahow x2
Queue is empty
-- / --