Heesta Ilduf - Lyrics
Jacaylkaan abuuree
Ababsheen hanqariyee
Maal iyo dhib iyo silic
Eedaad lasoo maray
X2
Sow kani abaade kaar
Iyo xanuun iyo ibtiladu
Ihaysee la asqoobay
Ibtilada x2
Anigaa ilduufoo cidna
Eersan maayee x2
Jacaylkaan abuuree
Ababsheen hanqariyee
Maal iyo dhib iyo silic
Eedaad lasoo maray
X2
Sow kani abaade kaar
Iyo xanuun iyo ibtiladu
Ihaysee la asqoobay
Ibtilada x2
Anigaa ilduufoo cidna
Eersan maayee x2