Heesta Kama raysankaro - Lyrics
wax naftaada riiqiyo rafadkiyo
dhibtoo idil ragu wuxu ka raysta
rafiiq iyo markuu helo wehel
raali galiyee
rubada iyo halbawlaha adaa
raran ku beeroo rayn raynta
u hor seedee kama raysan
karayee kalay reer ila yagleel
rajadeena guushiyo rasmigeena
aayaha reer inaan yagleelnoo
raaxo aan ku waarnaa rayigeenu
yahayee