VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Love madhan - Lyrics

Leedha iyo xiligaad la socon Labaatan jirkaad tashan Labo jirka waa lamidee Hortii love kaan lakacay Lahashadee ka waayayoo Candhuuftii dib baan ulaqay Liibaantaa lagu durkaa Lacagta waa lama huraan Midkii ladan baa dunida Xagiisa loo leexdayee Maxuu LOVE maran hayaa Leedha iyo xiligaad la socon Lahaashankii horana ?? Jacayl ani ilama lagdamin Lurkiisana iguma dhicin leerleertiisana ma qabo nikuuse lug saarayoo Leeleelkaa adaa qabee Hadduu Love kugu xirxeray ama kugu loogi laa ladaabo ayaan ku luday
Queue is empty
-- / --