VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasri - Lyrics

nafta lahashadeediyo tahahye nasiibkay ku nocowsatoo naxariis qalbigu aad ugu nastaa noogtii indhahiyo farxad iyo naruurooy nugul caashaqoon gudhin niyad kuu samaataa nolol lala wadaagaa noole kaan ka doortow nuxurkii kalgacal anuu igu nagaadee adiguna nitaaqiyo ka ilaali naxli abid nasrigii kalgacalkiyo tahayee naq ii da'ay nimco aan gudhayniyo naas ii irmaanoo nabdigayga deeqow nasteexii qalbigiyo nal ii iftiimow naruuro aan wadaagnee sidaan kuugu nabanahay ila naaxi caashaqa
Queue is empty
-- / --