VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahal iigu soo noqo - Lyrics

qalbigaygaa sabatoo sahwi aad ku beertoo sambabadiyo oofaha saablayda oo idil nuurka u siraadoo adigaa ku seerane wadnahaygaad sudhantoo saldhig adig ku leedee subaxdii timaadaba saatir waxaan ka tuuga jacayl aan sal guurayn sareediyo barwaaqiyo guri seela oo wacan sifihii islaamkiyo ku salaysan diintee waadigan socdaale safar aaday khadarow ana waan ku sugayaaye sahal iigu soo noqo waxan kugu sifeeyo kula simo ragoo idil sabanadan ma ay dhalan quruxdaad u sidataa guulbaad u tahay sahan saldhigbad u tahay nolol ma sal guuro caashaqe sahal yaanu kula noqon adaan kugu sahwiyaya saqda dhexe habeenkii hurdadaan ka salaala inaan kuu siloonahay caad kaama saarnee sadrigaaga galiyoo ha saluugin waayaha
Queue is empty
-- / --