VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samir - Lyrics

Samirkiyo Dulqaadkuba waa Sad Lagu Ducaystee Saatir Laga Baryaana lama Wada Sinaadee ruuxuu Eebe Siiyaana cidi Kama Saraysee.....2X ga'yaankii Aan Sugaayayoo wacadkii Ma Sayrine waan Sidaa......2X ((BOGGA LABAAD)) Sareediyo Ladnaantuba waa Saami Qayboo mawluhu Ku Siiyaa anna Maan Saluuginee saadaal Wacnaataan sacabada U Tumayee....2X ga'yaankii Aan Sugaayayoo wacadkii Ma Saydhine waan Sidaa.....2X. ))) Lyrics by Dayran Omar
Queue is empty
-- / --