Sumalow darbane nay–
Laha duu duux oo dooxa
Gee oo damal hadhgali
X2

Oo dacawadii dabada
Hunbulayn yaykaa dal
Dalan yaykula dulmarin
X2

Dadku waa hayaan
Roobaa ka da'ay daba
Taxantiyo sahan dodi
Iyo horteed baa ladiray
X2

Cir daroray iyo daruraha
Onkoday doog dhabash–
Adii inla duulo sow damac
Muu ahaan x2

Sumalow darbane nay–
Laha duu duux oo dooxa
Gee oo damal hadhgali
X2

Oo dacawadii dabada
Hunbulayn yaykaa dal
Dalan yaykula dulmarin
X2

Cir daruuran baa dub–
Nadaada suran nayl
Daba yar iyo daylay
Laxdii yaykaa dib jirin

Sumalow darbane nay–
Laha duu duux oo dooxa
Gee oo damal hadhgali
X2

Oo dacawadii dabada
Hunbulayn yaykaa dal
Dalan yaykula dulmarin
X2

Dalan doolayoo waan
Daalay iyo hanaloo
Dagiyo awraha dabaal
Dowrkan waa lanacay
X2

Waxa jira dugaag weer
Daalim iyo ari iyo dad
Qaad darimahaa ka
Badan dib u feejig now
X2

Sumalow darbane nay–
Laha duu duux oo dooxa
Gee oo damal hadhgali
X2

Oo dacawadii dabada
Hunbulayn yaykaa dal
Dalan yaykula dulmarin
X2

Exit mobile version