VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xasuusta jacayl - Lyrics

jacaylbaan xanbaaray xoog badanoo xaashee hurdadii xamili waayoo xajiinta cishqigee jidhkayga xulaay inaan xal u helo u xusul duubnahay ragba kaan ka xusheen qalbiga ku xardhoow xafiday cishkigii dhexdeenee xagaaga adkee xagaga ogow xusuusta jacayl xanuun badanaa anoo xasilaa xiisaha caashaqa xubnuhu gidigood xadreeyaano wixii xiska tabay soo xaadirayaan dumar taan ka xusheen qalbiga ku xardhaay xafiday cishqigii dhexdeenee xabiibii gudoon xayaati gudon jacayl xurmadii waxaa ku xamdiya xanaano kuwii xilkooda gutoo xoreeyey naftoo intay xasilaan xareed hirqadee xarakaadka jacayl xamaasad badnaa xiskiyo maanku ku xeeranyohoo naftaan xakamayn xiisaha qalbigoo xidhiidhka dhexdeena xalbaan u arkaa
Queue is empty
-- / --