bilanbaa ahaa
qan dhan yoonaya
dhibca iyo jabuutiyoo
burco iyo hargeysaa
heebintii banaadir
bulshadii ku taagnayd
bohol yoobey kun goor
hadaan baaqiga uun helo
inaan soo bariidiyo
oon soo bogaadiyo
ubaahnahee baydkeygii
somaaliyeed
hadaan baaq helo
inaaan soo bogaadiyo
ubaahnahee baydkeygii somaliyed
bur bur iyo dhibaatiyo
balaayiyo qabiiliyo
rabow ka baal mari
baydkaygii soomaliye
dadkaygii somaliyed
bilanbaan ahaaa
bandar tabyoonayaa
waxaad wanaag dalkeenaa
heegaan barwaaqiyo
biyuhu ay qulqulayaan
beenyadu aybaxayso
bilicdu ay quruxoontah
bishu waabisheenii
sanad buuxadeenii
soo wada baxoo
udabaaldaga
beydkeenii soomaliyed
dalkeenii somaliyeed

Exit mobile version