habeenkii horeysee
aan imid aduunyada
meeshii laygu habayeey
hibaaqay hargeysaay
hoodaley ayaad tahay
hoy lagu nastaad a tahy
hagar daamo iyo hawl
wuxuu admi hiiifaba
meeshii laga helayneey
oheey hanaan iyo aanxalay
hurd seexan waayo
anoo holan kunoolbuu
hamigeygu jiraa
hargeysaay xagaagee
sideen kuu hilmaamaa
haygaygii ayaadtahay
guri lagu hirtaad tahy
haqab tire ayaad tahay hargeysaay
hido iyo dhaqankiiyo
heeladiyo ciyaar iyo
heeso iyo gabayada
sugaanta iyo hobolada
meeshii lagu habeeyaay
habooney hargeysaay
hurmaha loo haajiraay
haybadii mataanoo
waalagu haldhaakloo
adayalada halqaatiyo
ragii haybada lahaa
way wada habsoobeen
hadal sooma celiyaan
wey wada hinqanayaan
sideen kuu hilmaamaa
hogaygiibaad tahay
guri lagu hirta tahay
haqab tiro ayaad tahy
hargeysaay

Exit mobile version