VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sabab kale kaban mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ubah hussen xurshow
Sabab kale kaban

siday tahay naftaydiyo
lama socotid hawlaha
sanadahan I haystee
sasabiyo wax sheegiyo
ssamir wan ka quustee
waa inaan sal gaadhe
adna sibbiq ku dhaaftiyo
salaam guud ha joogtee
sidaa tahay imaad odhan
intaad soo dhawaatee
sabab kale ha moodine
suntaadii habeenadan
waan ka seexan waayoo
seedahaad I goysee

xalaybaan saqdii dhexe
sariirtaan ku jiifsaday
sodon jeer ka toosoo
suudiga cadceediyo
salawgiyo abaar baa
sahan li, fadhiiste
adna way sagsaagtoo
subaxdaan is baraniyo
saacadaad aan kuu imi
iima kala sukeysidee
aan kuu imi
iima kala sukeysidee

codkii Ubah hussen xurshow