VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamasho - Lyrics

Jamasho ruux kuu qaboo jacayl dhaba kuu hayoo naftiisana jeex tohoo ku jantay waa aniga naf aad ku jixaasantoo jaleecada kugu farxoo kuu jeelan waa aniga jig jigoon ku noolahay jirku heloo barwaaqee adna ma ila joogta macaan ma ila joogtaa Jala lagami kugu qarwoo fil iyo jiil kaa xushoo jeexisana aad tohoo ku jeedaalin waa aniga naf aan kaa jeed sanoo kuu jiidatay ishqigoo kuu jeelan waa aniga jig jigoon ku nooloo jirku heloo barwaaqee adna ma ila joogtaa jigjiga ma ila joogtaa by masuul.com
Queue is empty
-- / --