VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xusuus Jacayl - Lyrics

xasuusta jacayl xanuun badanaa anoo xasilaa xiisaha caashaqa xubnuhu gidigood xadreeyaanoo wixii xisku tabay soo xaadiriyaan dumartaan ka xushee qalbiga ku xardhaay xafiday cishqigii dhexdene xabiibti gudoon jacayl baan xambaaray xoog badanoo xaashee hurdadii xamili waayoo xajiinta cishqigee jidhkayga xulaan inaan xal u helo u xusul duubnahay raga kaan ka xushee qalbiga ku xardhoow xafiday cishqigii dhexdeene xagaaga adkee xarakaadka jacayl xamaasad badnaa xiskiyo maanku ku xeranyoo naftaan xakamayn xiisaha qalbigoo xidhiidhka danteena xal baan u arkaa dumar taan ka xushee qalbiga ku xardhaay xafiday cishqigii dhexdeena xabiibti gudoon jacayl xurmadi waxaa ku xamdiya xanaanada qoysk xilkooda kuwii xilkooda gutee xoreeyay naftoo intay xasilaan xareed hirqadee ragba kaan ka xushee qalbiga ku xardhoow xafiday cishqigii dhexdeeene xagaaga ogoow
Queue is empty
-- / --