VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Kanax waa nasiibkey mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ubax Nacfi
Kanax waa nasiibkey

jaceyl lagu nastoo
naxariis watoo
nolol aayo lihiyoo
naruuraan helee
nuurkiyo iftiinkaan
mudo naawilaayaa
nabad iigu imid nabad
kanax waa nasiibkay
nafteydii bogsootoo
neecow qaboobiyo
kunagaaday guur wacan
kanoogin maayee
waan nuurin caashaqaee
jaceyl lagu nastoo
naxariis watoo
nolol aayo iyo
naruuraan helee
nuurkiyo iftiinkaan
mudo naawilaayaa|
nabad iigu imid

codkii Ubax Nacfi