mahadhadu iigama horayn milicsiga goortaan arkee
isna iima ogoo sidaan ahay muu malayn
cidhqigaa maba maydh mayo waxbuu ila maaganyoo wuxuu mudayaa qalbiga
markaan isu maahiyeen is iraa wuu mayracduu naftayda ku sii milmee