VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nacfi - Lyrics

Sida Roob Nugaaloo naqiisi La Sansahaday aan Ku Naawilaayoo niyadaan Ku Raacshee.....2X ii Dhaga Nugloow nafsi Yuu Ku Raacinee...2X BOGGA LABAD Nacfi Waan Ku Quustoo naafoowbay Maalmahan naf Jaceyl La Booysana waligeed Ma Naaxdee......2X ii Dhaga Nugloow nafsi Yuu Ku Raacinee.....2X ((BOGGA SEDAXAAD)) Nuxur Maleh Aduunyadan naxash Baa U Dambeeye neecow Qaboow Lihiyo nabad Weeye Caashaqu....2X ii Dhaga Nugloow nafsi Yuu Ku Raacinee.....2X )) Lyric by Dayran omar
Queue is empty
-- / --