VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barashada jacaylka - Lyrics

Barashadaa jacaylkiyoo Baasahaa kalgacalkaba Anigoo baryaha qaaar Kaba baqa warkiiseee Barqa hore dhawaaqii Beerkayga kala jaray Isha bilic kumaan siin Horreysoo boggaygiyo Wadnahayga lama bixin Waxaan beeyr ka qaadoo Baalla ka dhaafaba Ogoow boogtii caashaqa Weli kama bogsoonoo Igu baday xanuunkee Al baqriyoo watiiniyo Bisinkiyo yaasiin Barakada salaaddiyo Burdahaa i badbaadin doonee Wuxuu bixiso weeyee Buurtiyo bannaankiyo Baaxad soore iggeeyaba Kolleey waan ka baxayaa Waxaan beeyr ka qaadoo Baalla ka dhaafaba Ogoow boogtii caashaqa Weli kama bogsoonoo Igu baday xanuunkee.....
Queue is empty
-- / --