VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baska hore kasii fuul - Lyrics

faaladu waxay tahay nin is faanshay baa yidhi waxaan ahay fariidkii filkii kaba sareeyee caashaqa ma fulinaa faynuus ma daarnaa aan ficilka daymada sidaa kama filaaye inuu farasku gaabshee adoon fariin diran ama faaladeed galin farta bidix ka sii bood baska hore ka sii fuul hadaad fira dheertahay shaw waaba filin kale waxaad fiirsanaysee folkaaga kuba ladhanl waxaad ka faagtana qaarbaa u faraxalan halka ay fadhiistaan inay kala fogeeyaan kalaa firdhin jacaylkee
Queue is empty
-- / --