VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawlad baa tahay - Lyrics

dayax ifa hadaan ahay nalka daaray baad tahay dusha ubax hadaan ahay ka ku doogsadaad tahay dugsi dhaba hadaan ahay adna dayrkiibaad tahay hadaan duunyo kuu ahay adna dunidiibaad tahay daymadii hadaan ahay adna dareenkiibaad tahay geesiga i daryeeloow laba dookh wadaagtoo isku diran inaan nahay sow diwaanka may galin doog baxa hadaan ahay daruurta u da a daad tahay qof daacada hadaan ahay kartida i dirtaad tahay digtoor i dhaya hadaan ahay dawadaydiibaad tahay hadaan darajo kuu ahay adna dadaalkiibaad tahay qaran dala hadaan ahay qamar dawladbaad tahay
Queue is empty
-- / --