VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawo - Lyrics

dawiyo ruuxaad dabiib utahoo dunida kuu jecel dadkoo idiloo agtaada kudaga ku daal baxa oo dareen farxadiyo daryeel ka heloo waxaan ahay diif dartaa u qabee kashaan kuu dihin usoo dabacooo adoon uga darin mar uun udamqa oo ha doogsateee daaacad u ahooow danqaabo jacayl dartaa mid qabtoo dookhiyo kalgacaylku daashadayoooo daymada araggaa ku diirsatoo da'daaada adiga u wada diidooo ku doontooooo ku daydaydaan ahayee kashaan kuu dihin usoo dabacooo adoon uga darin mar uun udamqa oo ha doogsateee daaacad u ahooow
Queue is empty
-- / --