VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhawaaqa wadnaha dareen - Lyrics

fogaataye soo dhawoow dharaarana ila dalxiis dhib iyo dheef ila wadaag dhib iyo dheef ila wadaag 2x cidloodaye so dhaqaaq dhawaan inabad imoow dhakhsoo ii soo dadaal dhakhsoo dhakhsoo ii soo dadaal 2x ku dhawrtaye ubaxa gudoon dhagayso naftoo hab sii dhawaaqa wadnaha dareen dhawaaqa wadnaha dareen dhawaaqa wadnaha dareen 2x dhankayga mar soo istaag qurbiyo dhaxan soo cidlee dhulkeena mar soo jaleec dhulkeena mar soo jaleec 2x naftayda jacayl dhansii dhigay caashaqa ku dayr ka maaran dartay u dhaaf kamaa ka maaran dartay u dhaaf 2x ku dhawrtaye ubaxa gudoon dhagayso naftoo hab sii dhawaaqa wadnaha dareen dhawaaqa wadnaha dareen dhawaaqa wadnaha dareen 2x
Queue is empty
-- / --