VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaxdeena - Lyrics

Sidaad ILadhalatay Baan Ku Dhortaa Adiga Oo Dhibtaan Kaa ILaashadaa Si Dhaba Wan Ku Jeclahay Dhexdena Jaceylka Yaal Dadbaa Dhayal Moodaye Dhab Dhab Ma Uyara Tusna Macaan Ma U Dharanaa Dharaaraha Nolasha Haday Hadii La I Dhihi Lahaa Halke Ku Dhamaysan Lahayd Dhabtadan Odhan Lahaayee Ha Dhiman Gerida Horteed Daraadeen Dhowr Habeen Ha Inala Dheelan Farxadee Arooska Ma Yara Tusnaa Xaflada Ma U Yara Dhignaa Dhallan Inagoo Ah Baan Xidhiidh Wacan So Dhisno ILa Hada Mu Dhamaan Gushiina Way Tagan Tahay
Queue is empty
-- / --