VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doodaada - Lyrics

hanku waa dadnimadee waxa dila qofnimadaada diintu qaata may odhan ficilkuna gaf weeyaan damqa ruuxa dhiiga leh qof wax diidi kara noqo marna doonis yeelooo dareen inaad qof jira tahay doodaada meeleee ala dagaalkaaga sababee danahaaga ka adkow dunidana ku joog sharaf sida muuqo dayaxiii sida muuqo dayaxiii damiirkaagu yuu noqon miday doorshaan waayuhu kuu dagaala sharaftooo qadi badi dulqaadkooo ogow darajadaadanaa ha uliicin doqontiyoo inta laga ducaystooo dunjiigaa ka qayb noqo doodaada meeleee ala dagaalkaaga sababee danahaaga ka adkow dunidana ku joog sharaf sida muuqo dayaxiii sida muuqo dayaxiii
Queue is empty
-- / --