VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadii aan daruuur ahay - Lyrics

darkaa dakharku gaadhana damqadaa halbowluhu marku lagu dagaalana dibnahaan qaniinaa markaad gadoodana jidhku wuu idubaaxshaa hadii aan daruur ahay dushaan kaa hadheyn lahaa marka aan daroorana agtaadaaan ku di i lahaa hadii aan dantaydiyo daryeelkayga jeceshahay aniguba dartaabaan dunidaba ujoogaa dadka ruuxa kuu jecel dantiisa ufuliyaa ruuxii dadka kuu neceb isna waa la diriraa markaad darajo gaadhana farxad baan dareemaa hadii aan dabeyl ahay dalxiis waxad utagi lahay xidigaha dushoodoo dayaxad uhooyan lahayd hadii aad dantiyo daryeelkAyga jeceshahay aniguba dartaabaan dunida ujoogaa
Queue is empty
-- / --