VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haquusan - Lyrics

Jacaylku anuu igu nugleeyay Markuu nabarka igu beeray markuu niyadayda igu hoobshay Markoo nabdigayga qoomay Markuuu naxdin igu abuuray Markuu nacabkayga iraacshay markuu naawaliyay qof diidan Nafyahay caashaqa la daalay nuurkayga ? Nasriga eeba iyo nasiibka Naqaaga sugoo haquusan Sadkaaga sugoo haquusan Jacaylku anuuu igu nitaaqay Markuu nidarkii iga baajiyay Markuu nacfigayga la haray Markuu nolashayda yeeshay Markuu nuta iga haleenay Markuu dhiigayga nuugay Markuu naadiyay qof jiitay Nafyahay caashaqa la daalay nuurkayga ? Nasriga eeba iyo nasiibka Naqaaga sugoo haquusan Sadkaaga sugoo haquusan
Queue is empty
-- / --