VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ifkaan love ku noolahay - Lyrics

Ma lu,gooyo aadmiga Libintiisa ma xaqiro Laba darajo ila siman Liidnimo ulama tago 2x Laangadhe tabcaanana Laxaadkayga kuma dilo Laatiyo hankaygana Kama qaato laamiyo 2x Diintayda luulkaa Caqligaygu kama lumo Ifkaan love ku noolahay Ifkaan love ku noolii Aakhiroo aakhiro Aakhiro janada aamiin 2x Ma lurwaayo nooluhu Ladnaan uma sinaan karoo Laba duni ku wada nool Lix qadiyo nin laas helay 2x Libaax kaymihiisana Lagulama legdami karo Mana yeelo nooluhu Noocaan adigu aad tahay 2x Diintayda luulkaa Caqligaygu kama lumo Ifkaan love ku noolahay Ifkaan love ku noolii Aakhiroo aakhiro Aakhiro janada aamiin 2x
Queue is empty
-- / --