Ma lu,gooyo aadmiga
Libintiisa ma xaqiro
Laba darajo ila siman
Liidnimo ulama tago
2x

Laangadhe tabcaanana
Laxaadkayga kuma dilo
Laatiyo hankaygana
Kama qaato laamiyo
2x

Diintayda luulkaa
Caqligaygu kama lumo
Ifkaan love ku noolahay
Ifkaan love ku noolii
Aakhiroo aakhiro
Aakhiro janada aamiin
2x

Ma lurwaayo nooluhu
Ladnaan uma sinaan karoo
Laba duni ku wada nool
Lix qadiyo nin laas helay
2x

Libaax kaymihiisana
Lagulama legdami karo
Mana yeelo nooluhu
Noocaan adigu aad tahay
2x

Diintayda luulkaa
Caqligaygu kama lumo
Ifkaan love ku noolahay
Ifkaan love ku noolii
Aakhiroo aakhiro
Aakhiro janada aamiin
2x

Exit mobile version