VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawiga nolasha - Lyrics

Hiyiga isku jiidad markeena Su,aal isku jiidh naxeena Jawaab isku oofinteena Jawaab isku oofinteena Indhaha isku jeel qabkeena Jaleeca ku doogsigeena Hamiga wada joogisteena Jawiga deganaanshaheena Farxadda isku jiibinteena Janada wada doonideeda 2× Xiskii dookh wada jirkeena Jacayl sanad guuradeena Xiskii dookh wada jirkeena Jacayl sanad guuradeena Aan jarno xuska keeg jarkiisa Aan jarno xuska keeg jarkiisa 2× Ubaxa jaadba jaad akteena Hareera ag joogsigeena Jookhnaan wada laydhsigeena Jookhnaan wada laydhsigeena Xidhiidh jawhara dhexdeena Muxibo wada jaasideena Ma yahay hada jaaniskeena Jardiimaha laabaheena Midkeenba kol jiifsigeena Jidiin wada qeybsigeena Nafaha isku jeexideena Midkeenba jab haysigeena Laf iyo jiidh noqoshadeena 2× Xiskii dookh wada jirkeena Jacayl sanad guuradeena Xiskii dookh wada jirkeena Jacayl sanad guuradeena Aan jarno xuska keeg jarkiisa Aan jarno xuska keeg jarkiisa 3×
Queue is empty
-- / --