VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta La iskuma halayn karo - Lyrics

Dugsi loo hilloobiyo Har dacaar kabood maleh Duunyo heega mooddiyo Hodsiisna jiif maleh Hami beena mooyee Heegmahana shareer maleh Heel ugbaadleh moodee Mooyee han kale maleh Waa haan tiifleysa oo La iskuma halleeyn karo Hadduu hadal macaanaa U hayal samaa shalay Markaan qudhii wadaagnay Hebelkale noqsoo baas Been dumar kusoo hooy Hadhoowtana run kula dhaqan Ragga waa u hal heeysoo Waa waxaa haween baday Ineey Halaq nin moodaan Lama hooyde heystaan Cishqiii i helay Qof muu helin Mar uun beey hagaagiye Kolba hoga tusaaliyo Hafar soow kumaan qabin Hadduu hadal macaanaa U hayal samaa shalay Markaan qudhii wadaagnay Hebelkale noqsoo baas....
Queue is empty
-- / --