VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laba laba - Lyrics

Qalbi dhaya dabiibaay Sow kuguma dhaato Adi kuguma dhaygago Niyad dhise  daryeeloow Sow kaama dheehdoo Dhigaa kaama door bido 2× Dhabtii aayahaygaay Saw dhimirka maankiyo Laabtayda kuma dhigo Dheeftaan ku faanoo Saw dhuunta beerkiyo Dhuuxayga maad xulin 2× Saw kuguma dhaato Dhiiga kuuma shubi karo Amba dhaayahaygoow Sow kuuma dhiman karo 2× Laba laba la isku dheehiyo Laba laba isku dhaabiyo Laba laba la iska dheehiyo Dhud qudha tabanee Miyaan kalla Miyaan Kalla Miyaan kala dhamaanaa 2×
Queue is empty
-- / --