VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maanta saw kuma haysto - Lyrics

adoo hiil iyo hoba hareertayda lataagan sideebaan haragdaamo kuugu quudhi hantaaqo adigoo ihanqaarin adigoo hadal taagan aan habeen igu tuurin iihibaysay naftaada hankaygaad nabnabtaaye sidaad iigu hibaysay ana huuno kudhaartay hadhaagayga aduunka hortaadaan ku dhamyasan hadalo mudan huno ma jiraan wax hagaage waxaan soo hamiyaaba manta saw kuma haysto markii aad hagaran wayday hanatee ladadaashay saw hadaydu hadeeda kaftan may uga dhaaran hankaygaad nabnabtaaye sidaad iigu hibaysay ana huuno kudhaartay hadhaagayga aduunka hortaadaan ku dhamyasan
Queue is empty
-- / --