VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sacabka tumileyd - Lyrics

Taariikhda socotiyo Tirsigiyo ayaamuhu Waligeed ma toostoo Ma tobnowdo duniduna X2 Haday taadu buuxdo Tusmodaada nololeed Todobaad kan wacan Tahay waligaa qoftaag Daran wayuhu taseeyeen Haku diganin tamar gabay X2 Adna taash hadaba sidin Qof tusmeestay tiisii Adigoo wax tari kara Ha tilmaamin ruux kale Intaad sacabka tumi Lahayd adba noqo ka Loo tumo x2 Tiiq taagsi ha u oran Waa tixraac xusuustuye Wanag soo taxnaan jiray Ha tirtirin dharaar qudha X2 Intuu taada kaa dado Yuu ku tusin mid kale Iyo ceeb ka tabinta Aadmiga tirso ayamaho Inta aan lagu dagin tasho Adiga kaligaa x2 Adna taash hadaba Sidin qof tusmeestay Tiisii adigoo wax tari Kara ha tilmamin ruux Kale intad sacabka Tumi lahayd adba Noqo ka loo tumo x2
Queue is empty
-- / --