VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tawdhe - Lyrics

Wadnihii nuglaadee Walaloow jacayliyo Wacdaraha qabee Wehelkiisu maqanyahee Wacdi loo dhigiyoo Waano kaama qaatoo Waan waan ma yeeleee Wanaag aan kukulanniyo Waasan baa baryaayee Wayne ha igu kaa simo Waqtigii iyo Welbahaar jacayliyo Waayihiisu yeeshee Warwarkiisu badan yahay Wali loo diriyo Waardi kaama joojoo Waanwaan mayeelee Wanaag aan kukulanniyo Waasan baa baryaayee Wayne ha igu kaa simo....
Queue is empty
-- / --