VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wagaree jacaylkii - Lyrics

wagareey wagareey jacaylkii heedhe waayahiisii wax la sheegay waaahore cilmi kii wajaafee wacdaraha la soo maray kani waa ka waaweyn walibana ka waasacan iyo quba wixii hore ana kaa wadaagtiyo dhamaan waayo aragnimo ehelkiyo wax garadkiyo dhakhtaradu waraysteen wax furdaamin waayuhu kama qorin wargeesyada wadhafiyo shimbirihii kalahaa wax iskama oga yeedhaa wajahayoo anigoon gu weynayn waayo arag la aantay wacad qaabe inuu yahay sawka wabaxa iga dhigay wareer galiyay ruuxdii wiirartoobay awgii
Queue is empty
-- / --