VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxba - Lyrics

aduunyada intaan joogo sikastoon ujabo maalin cadaw jaanis iga hasta uma beer jileecaayo markii lay jidh diidaayo qosolbaan ku jagac siini hadii layga wada jeesto waa maya jawaabtaydu intuu jiro arwaax daydu farxad baan ku jirayaaye jacal iyo nacab toona waxba layga jari maayo aadmiga hadee jooga is jiid jiid madaynaayo intaan hasto jawigayag qofna igama jiidhaayo markii lay jikaaraayo muudhbaan ku jirayaa hadii layga wada jeesto dhagba jalaq usiin maayo
Queue is empty
-- / --