VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cakuyee - Lyrics

jacaylkan igu lig ligan laxawga haba igu hayee waxaan la sii yaabanahayee igu liishaanka iyo laleema la aanta shiishkiyo leebtiyo doogtaa la helayee cakuye laabtayda baas midaan lurba iigu hayn anaa luquntayda sudhayee lugooyada doontay anaa looyaan u tagayee lamaane is diidan iyo jacaylkan layliga inaan ku mitido libtiyo kalaabo mideen idhaa dhanaba kuma layd saniye go aan diidayee anaa lalab kacay xiliga anaa dhalanteed ku lumay anaa lilaah looga tuntayee anuu i ilaasimay jacayl meel aan uga laabtiyo lahayn jid iga leexsha aan u daw galay cakuye iliqloo yaxaas anaa libta siiyayee anaa isku loodayee
Queue is empty
-- / --