VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cakuyee - Lyrics

jacaylkan igu ligligan laxawga haba igu haye waxaban la sii yaabanee siduu liishaanka iyo dareemo la'aanta shiishkiyo leebtiyo toogta iila helay cakuye laabtayda baas midaan lurba iigu hayn cakuye anaa luquntayda sudhay cakuye lugooyada doontay iyo anaa looyaan u tagay lamaane is diidan iyo jacaylkan layliga ah inaan ku mitido libtiyo ka laabo mideen idhaa dhanaba kuma laynsaniyo go'aan liidayee cakuye anaa laab kacay xiliga ana dhalanteed ku lumay anaa liilawda tuntay anuu i laasimay jacayl meel aan ugu laabtiyo lahayn jid iga leexsha aan u daw gallay cakuye i liqyoo yixaasana libta siiyayee cakuye anaa isu loodaye cakuye lugooyada doontayo anaa looyaan u tagaye cakuye
Queue is empty
-- / --