hilaaciyo markay daruuruhu hugmaanoy dhibicdu hoorto haraadka waa laga baxaayaa hadaan kuu huray naftaydii inaad ii hagar la aato maxaad u haleeli wayday hankiyo maankaa ku raacay had iyo jeer kuu hibeeyay hami jacayl iyo dhiba i haleelay