VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mid lagu waaro - Lyrics

ma weecin talade waan kula wadoo wakhti aan yarayn kaa war sugaayee amba wiilashoo idil kaa watey adigaa ii wareen jacaylku waa ii walaacshee waraysiyo reerna hobayo hoo inagu wacanee waynoow nasii mid lagu waaro waxaan odhan lahaa weedhaydu tahay guurka wanaagii wadeecadaa daji waab ba waayihiisa waaxyaha jidhkay caashaqu wiiqyee waa igu wayn yehee
Queue is empty
-- / --