VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahro - Lyrics

Sahraay waan ku sugayoo wan ku samrayo Wixii aad saluugtana wan kaa sikinaye Adna ii saxnawo ha isaarin dumaha Ilayn waan sal gaadhnee iikaalay saakaba Ninkii saaray dhaayaha raraciyo dhabtadiyo Siduu eebe kuu dhigay inuu salalo waa gare Waa waxan la sarakoco saqda dhexe habenki
Queue is empty
-- / --