VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cimrigii jiryoow - Lyrics

wadadii cadayd cagta saartaye ku caraabiyoo cimrigii jiryoo jiryoo jiryooo caynaanka haay haay haay hay hay caqli toosanoow cafimaad qabaa nagu caymisee cimrigii jiryoo jiryoo jiryoo caynaanka hay haay haay hay hay cududoo midoo caanaha wadaad waa caadilnimee cimrigii jiryoo jiryoo jiryoo caynaanka hay haay haay hay hay kii ciil qabee cidlo dooni rabay ciidaha ha galee cimrigii jiryoo jiryoo jiryoo caynaanka hay haay haay hay hay cadawgeena badan aan cadaadinoo cagta hoos dhignee cimrigii jiryoo jiryoo jiryoo caynaanka hay haay haay hay hay
Queue is empty
-- / --