Heesta Dadbey meeli bugtaa - Lyrics
inkastoo loo baaqoo oo loosheego barwaaqo 2x
dad bay meeli bugtaa bugtaa dad bay meeli bugtaa x2
aan baranee nookala baaroo bayaan u cadee x2
bayaan u cadeeyee waa booli cunaha been lowgiyo tuuga x2
baryada aan diidno miyay ka bukaan beeraha aan qodano miyay ka bukaan baahida aan reebno miyay ka bukaan nolosha bidhaantay miyay ka bukaan x2
waxaan baa bi inee boodhka ku aasnay baafinayaan x2
maxay ahayd balanteenu maxay aheed x2
ka inaga baydhaa ha inaga baxo bax barasho uleenahay ha inaga baxo bax dhulka bi'inaayaa ha inaga baxo bax loomaba baahnee ha inaga baxo bax
qabiilka bah moodee ha inaga baxo bax midowga ka boodee ha inaga baxo bax boogi kutaalee ha inaga baxo bax loomaba baahnee ha inago baxo bax
inkastoo loo baaqoo oo loosheego barwaaqo 2x
dad bay meeli bugtaa bugtaa dad bay meeli bugtaa x2
aan baranee nookala baaroo bayaan u cadee x2
bayaan u cadeeyee waa booli cunaha been lowgiyo tuuga x2
badhaadhaha maanta miyay ka bukaan haa farxadiyo khayrka miyay ka bukaan haa xaqa la bayaanshay miyay ka bukaan haa beesha israacday miyay ka bukaan haa
waxay ubarteenoo beryahan la waayay baafinayaan