gobanimadu maantay
geed midho ka baxayaa
iyo guri barwaaqiyioo
gal xareeda noqotayee
xubnaha dawladee
shalay gudoonkii
kasoo baxay
darmaanadu gardaayoo
guul baanu joogna
waa gibile aahaa
gaashaanle haahaa
gabi maynoo haahaa
waa gogole haahaa
oo garab haahaa
gefi maynoo haahaa
sagalkii guyee hore
gumeysigu dhaqaalaha
hoostuu ka gurayoo
gibiluu na siiyee
xubanaha dawldaee
shalay gudoonkii
kasoo baxay
darmaanadu gardaayoo
guul baanu joognaa
dib u gocanay haahaa
kana gubanay haahaa
iska gaadhney haahaa
dib galaalanay haahaa
oo garanay haahaa
kula goynay haaahaa

Exit mobile version