jaceyl ma ninbaa
ma nishaarta beenbaa
lagu galay wadnahabaa
ma lugooyadaydii
male male wadnahabaa
may may may may
ma wax laysu khasbayaa
may may may may
ladi waayey awgaa
ana waygu kaligaa
ma namiimka awgaa
jaceyl ma lacagbaa
saxansaxada laydhiyo
hoy xad laga helaa
quruxaa laydhiyoo
lahashada naftaydaa
may may may may
ma wax laysu raacaa
ladi waayey awgaa
ana waygu kaligaa
ma namiimka awgaa
waxa noqonay
ninka heesoo
sow ma ladin
farxadeenu waxay
tahay dhunkadashada
adiguna waxa
tahay nasashada
alada kuma guro
hayga leexan
dhibta kale iga hay
iga liq laqayada
laabta iga haga
hanuun lahasahada
haygu galin labshada
aynu noqono laba jira
isu hela ladnashada
kuma ladin cindigaaga
lakin wadnahaga igu hay
ladi waayey awgaa
ana waygu kaligaa
ma namiimka awgaa
