Heesta Xishood - Lyrics
Waxaan Xalay Xasuustaa
Xili danbe habeenkii
Xarakadaa udhaafaa
OO aan xaqiiqdiyo
Udaaye Gaajo
Xaqiiqday naftayde
Xishamadana Taanay
Xidadda wadnaha
Xal Xiskaygaa lagu dhigay
Oo ay xasahashana
**
Naftu way xusaysaa
Falis.
***
Inta xalaasha baxisaa
Xoolahana ku faanta
****
***
Labdii isku xoog roon
Xil wada xijinayoo
Kaftanka iyo xifaalada
Waqti badana ku xooro
Umaddana ka xiil roon
Xajadeedu gaar tahay
Xalxiis baa xumeeya
Oo ay xasahashana
**
Naftu way xusaysaa
Rap
Shiine aqyaar..
Heestaan ma dhameestirna Qaarna masaxna hadii aad awoodo inoo soo dir