Heesta Muuq wanaag - Lyrics
mudantii la sheegaay tuu maanku raacoo
idhahay jacayl igu mataashaay
naftu muhashadaaday muxibada ku raagtaye
maryan muuq wanaag mawlihii xilayo
marwo kaaga dhigay mahadbaan u naqayaa
mar wadii aan doortaay tii muuqa laabtiyo
lagu maray kasheedaay
adigaan mareediyo dumar kaaga maagaye