VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ani booto - Lyrics

ani booto heey uma baahni x2 talabadaad qadid xasid baa badaba joogo x2 ka joogaa diidee inaa ka xun tihiin waa mac quul idinka x2 war luuqa ka soo baxa wada soo baxa war luuqa ka soo baxa wada soo baxa x2 wan ognahay mesha joogtiin bootada iska daaya beentiin shaki shaki iska dhaafa shaqeesta waryaa hooy beentina badatee ani saasan rabaa saasaan rabaa maqabeesta lawaa mashaleeste lawaa aya ya ya ya ani booto heey uma baahni x2 talabadaad qadid xasid baa badaba joogo x2 asi beentiis day haa arday maskaxda waan ka qasaa x2 sii ugalnayna day siin ugalnayna day x2 siin ugalnay ugalnay siin ugalnay ugalnay heey midaa meqan farxaa kadaa meeqaan farxaa x2 wan ognahay mesha joogtiin bootada iska daaya beentiin shaki shaki iska dhaafa shaqeesta waryaa hooy beentina badatee x2 tobanin kaa kii horaa kabatee toban ninkaan kii shalay waye toban nin kaan sanka maa katun taan warega heey ani booto heey uma baahni x2 talabadaad qadid xasid baa badaba joogo x2 waakanaa wajac waa joogaa wuu jiraa wax kasta waka qancee x2
Queue is empty
-- / --